WARGEYSKA JAMHUURIYA - MAALINLE KA SOO BAXA HARGEISA, SOMALILAND
Home

Somaliland

Geeska Afrika

Caalamka

Ciyaaraha

Dhaqaalaha

Waxbarashada

Faallo

Opinion and Articles

Interviews

Faanka iyo Suugaanta

Ogeysiis

Hambalyo

Tacsi

The Republican

Advertisement

Contact Us

Doorashada Wakiilada

 

Tartamo Kubada Cagta Ah Oo U Dhaxeeyey 16 Kooxood, Laguna Xusayey Maalinta Gooni Isutaaga Somaliland Oo Shalay Lagu Qabtay Magaalada Oslo.
17/05/2010 -
Tartamo Kubada Cagta Ah Oo U Dhaxeeyey 16 Kooxood, Laguna Xusayey Maalinta Gooni Isutaaga Somaliland Oo Shalay Lagu Qabtay Magaalada Oslo. Oslo(Ram...
Read more
Wasiirka Ciyaaraha Somaliland oo si Weyn Uga Hinaasay Tartan kubadda Cagta ah oo Xisbiga KULMIYE u Qabtay Degmooyinka Caasimadda Hargeysa
12/04/2010 -
Xukuumadda oo awoodi weyday inay bixiso $100 kun oo dollar oo wasiirka ciyaaruhu sheegay inay kaga baxayso ka qaybgalka tartanka koobka dalalka aan la...
Read more
Shirkada Dahabshiil oo casho sharaf u sameeysay kooxda k.cagta Norway
28/10/2009 -
Xaflad aad loo soo agaasimay oo ka dhacday xalay Karaama Restaurant ee magaalada Oslo ee wadanka Norway, Xafladaas oo ahaayd casho sharaf aay shirkad...
Read more
Guddiga Dhallinyarada Xaafadda Goljanno oo Kooxda Daallo School Guddoonsiiyey Koobka Tartankii Bisha Ramadaan ee Garoonka Gacmadheere
25/09/2009 -
Koobab, Shahaado-sharafyo iyo Billado la Guddoonsiiyey Shakhsiyaadkii ugu Qiimaha Badnaa Tartanka Bisha Ramadaan Hargeysa (Jam)- Guddiga dhalli...
Read more
Xasan Waraabe-Cadde oo Koob iyo Kubaddo ku Wareejiyey Guddida Garoonka Gacmo-dheere
15/08/2009 -
Hargeysa (Jam)- Mr. Xasan Waraabe-Cadde oo ka mid ah qurbo-joogga Somaliland, una ololeeya horumarinta ciyaaraha dalka, ayaa shalay koob iyo kubaddo g...
Read more
Tartan Kubadda Cagta ah oo loogu Magacdaray Muj. Gacmo-dheere oo Gebogabadiisii loo Sameeyey Xaflad Ballaadhan
07/10/2008 -
Hargeysa (Jam)- Tartan kubadda Cagta ah oo loogu magacdaray Muj. Maxamed Xasan Aadan (Gacmo-dheere) oo ka socday Garoonka Gacmodheere ee magaalada...
Read more
Badhasaab ku xigeenka Togdheer Iyo Isuduwaha Ciyaaraha oo Koobab Gudoonsiiyay Labada Kooxood.
06/10/2008 -
Burco(Jam)Badhasaab ku xigeenka Togdheer Guuleed Daahir Samatar iyo Isuduwaha Wasaarada ciyaaraha Gobolka Cabdi Muraad ayaa Shalay laba koob g...
Read more
CIYAARAHA:Sool oo Guulo Ballaadhan ka soo Haysay Ciyaaro Saaxiibtinimo oo ay la Yeelatay Gobollada Togdheer iyo Sanaag
07/05/2008 -
Kooxda kubadda cagta Gobolka Sool ayaa guulo ballaadhan ka soo hooyey ciyaaro saaxiibtinimo oo ay la kala yeesheen xulalka kubadda cagta gobollada...
Read more
Kooxda SOYDAR oo 3 & 0 kaga adkaatay SOPFO
23/03/2008 -
Hargeysa( Jam) Shalay waxa ciyaar aad u xiisabadan ku dhexmartay garoonka kubadda cagta ee Taraydhiska magaalada Hargeysa, kadib markay wada ciyaareen...
Read more
Jirde Village oo ku Guulaysatay Koobkii Ramadaanta ee SOYDAR Cup
12/10/2007 -
Hargeysa (Jam)-Shalay waxa ciyaar aad u xiisa badani ku dhexmartay garoonka kubadda cagta ee Gacmadheere labada kooxood ee Jirde Village iyo SOLYCADO, taas oo ka t...
Read more
Boorama iyo soo Dhawayntii Xulka Gobolka Awdal
13/08/2007 -
Borama (Jam)- Dadwaynaha reer Boorama ayaa si aan taariikhdooda hore u soo marin u soo dhaweeyay kooxda xulka Gobolka wdal u matalayay koobkii gobol...
Read more
Wasiirka Ciyaaraha oo ku Dhawaaqay Furitaanka Ciyaaraha Gobolada
08/07/2007 -
Hargeysa (Jam)- Wasiirka Dhallinyarad iyo Ciyaaraha Somaliland Md. Maxamuud Siciid, ayaa sheegay in ciyaarihii Gobolada Dalka ay qabsoomi doonaan ...
Read more
Sannad-guuradii 5aad ee Kooxda Kubbada Cagta Nuuradiin
24/05/2007 -
Hargeysa (Jam)- Xaflaf lagu xusayey sannad-guuradii 5aad ee ka soo wareegtay aasaaska naadiga kubadda cagta ee dugsiga Nuuradiin, ayaa shalay lagu...
Read more
Beckham oo dhexgalay siyaasadda Switzerland
12/03/2007 -
Xiddiga dhexda uga ciyaara naadiga Real Madrid, David Beckham, ayaa isaga oo aan ka warqabin ka qaybqaatay siyaasadda goboleed dalka Switzerland, ...
Read more
Guddoomiye Cusub oo loo Doortay Xidhiidhka Kubadaha Gacmaha
02/03/2007 -
Hargeysa (Jam)- Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha, Maxamuud Siciid Muxumed, ayaa shalay ka qaybgalay xaflad lagu dooranayay Gudoomi...
Read more
'Huge man' gives football prizes
31/10/2006 -
BBC-Ball games - Mr Bisad holds a record for his hand span Young footballers had to reach a long way to receive their medals when they were presente...
Read more
Materazzi oo sheegay sababtii Zidane u hirdiyey
06/09/2006 -
Ciyaaryahan Marco Materazzi ayaa kama-dambaystii sharraxaad ka bixiyay sababta uu ciyaaryahankii hore ee waynaa ee xulka France , Zidane uu madaxa ku ...
Read more
Tabobar Caafimaad oo u Xidhmay 30 ka mid ah Haweenka Oodweyne
29/08/2006 -
Oodweyne (Jam)- Ha'yadda Germany Acro Action ayaa soddon xubnood oo Haween ah tababar socday muddo saddex maalmood ah ugu soo gabagabeysay magaa...
Read more
Barcelona iyo Chelsea oo mar saddexaad isku beegmay horyaalka Yurub
26/08/2006 -
Labada kooxood ee Chelsea iyo Barcelona ayaa markii saddexaad isku soo beegmay ee isku xigta horyaalka Yurub. Labadan kooxood ayaa noqday labadii ...
Read more
ciyaaraha
12/02/2006 -
Shevchenko oo caawa ka maqan Doona kulanka Milan Xidiga AC Milan ee Andry Shevchenk ayaa ka maqnaan doona ciyaarta ay Milan caawa la leedahay kooxda...
Read more
‘Waan ku soo Noqonayaa Ciyaaraha’ - Roberto Baggio
18/09/2005 -
Ciyaartoyga caanka ah ee Roberto Baggio ayaa yidhi; ‘waxaan diyaar u ahay in aan ku soo laabto Ciyaaraha Kubadda Cagta, aniga oo xirfadeyda ku bilaaba...
Read more
CIYAARAHA
09/09/2005 -
Ibrahimovic o loo caleemo saaray in uu yahay Van Basten-ka cusub Tabobaraha Naadiga horyaalka Talyaaniga Fabio Capella ayaa caddeeyay in uu ba...
Read more
Wararkii Ciyaaraha
24/08/2005 -
Ljungberg oo dhaawacmay Ciyaartoyga reer Sweden, kana tirsan Naadiga Ingiriiska ee Arsenal, Freddie Ljungberg, ayaa sugaya natiijada ka soo baxda mar...
Read more
Owen oo ku biiraya Macherster United
03/08/2005 -
Tababaraha Kooxda Manchester United, Sir Alexe Ferguson ayaa Maamulka kooxdu awood buuxda u siiyeen inuu dalbado laacibka qaranka Ingiriiska afka hore...
Read more
Al-Najax oo 4-2 ku jiidhay Liibaan
26/07/2005 -
Hargeysa (Jam)- Kooxaha Kubadda Cagta ee Al-Najax iyo Liibaan Construction, ayaa maalintii Axadii doraad iskaga horyimid ciyaar ka mid ah ciyaaraha...
Read more
Yaasiin Xasan Nuur: Ciyaartoy Reer Somaliland ah oo magac ka soo hooyay Kubadda Kolayga
25/06/2005 -
Qatar (Jam)- Kooxda kubadda kollayga ee Al-Rayan ee dalka Qatar ayaa ku guulaysatay koobka kubadda kolayga ee kooxaha horyaalada ee dalalka Qaaradda A...
Read more
Xukuumadda Khartuum oo heshiis la gashay mucaaradka ugu ballaaran dalkaasi
20/06/2005 -
Qaahira-19.June.2005 Dowladda khartuum ee dalka Sudan ayaa waxaa la sheegay inay heshiis la saxiixatay mucaaradka ugu wayn haatan ka soo horjeeda xuku...
Read more
Arsenal oo faro-cididood ku qaaday koobka FA.
22/05/2005 -
Naadiga Arsenal, ayaa ku guulaystay koobka FA, kadib markii ay xalay kaga adkaadeen kulankii...
Read more
Guddoomiye cusub oo loo doortay xidhiidhka Kubadda cagta Somaliland
23/04/2005 -
Hargeysa (Jam)- Kulan lagu dooranayey Guddoomiyaha Xidhiidhka Kubadda Cagta Somaliland oo ay ka qaybgaleen Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaa...
Read more
Nin reer Somaliland oo oradaad Mardoonka ka qayb galaya
16/04/2005 -
 Jam(London) Sanad kastaba waxaa dalka britaan lagu qabta oradaad loo yaqaano maradoonka, maradoonkaasi oo socoday muddo shan iyo labaatan sanadaood, dadka sa...
Read more


 

Advertisement
Ra'yi / Opinions
Musuqmaasuq Hadheeyey Cusbitaalka Guud ee Ceerigaabo
01/09/2010 - Axmed Maxamed Axmed, Hargeysa.
Tacsi Cabdilaahi Askar
01/09/2010 -
Dhagaraha Qarsoon ee Abu Yaasir iyo Furitaanka Maxjarkiisa Cusub ee Berbera
01/09/2010 -
Ogaysiis: Munaasibad diini ah oo sadaqad loogu uruurinayo agoonta Somaliland
01/09/2010 -
Maxaa ku Dhex Jira?
01/09/2010 -
Dhagaraha Qarsoon ee Abu Yaasir iyo Furitaanka Maxjarkiisa Cusub ee Berbera Faallo -Weiriye Maxamed Xarrago
01/09/2010 -
Maxay ku qotantaa kala fogaashaha Dalka Curidinka ah ee S/land iyo Dawlada Guunka ah ee Ethiopia?
01/09/2010 - Qalinkii:Eng Mohamed Hussein jama
Reer Gabiley Isbeddelay ayey Doonayeen Xil May Doonayn
01/09/2010 -
Tacsi Cabdilaahi Askar
01/09/2010 -
Sidaanu Kugu Lisnay Noogumaad Habayn
01/09/2010 -
Tacsi: Marxuun Abdi Mahamed (Ma’dhaafe)
01/09/2010 -
TALO-BIXIN SHARCI OO KU SAABSAN DHAMAYSTIRKA SHARCIYADDA MASUULIYIINTAN IYO DHISMEYAASHA DAWLADDABA CUSUB
01/09/2010 -
HAMBALYO MEHER
Aabbo Boos Mire Maxamed iyo Hooyo Foosiyia Cali Ducaale iyo Carruurtooda, Adeero Yaasiin Mire Maxamed iyo Hooyo Shamis Cali Xasan iyo carruutooda,...
Halbalyo Meher XOORE YAASIIN & RASHA MOMAMMED
Dhamaan Asxaabta hoos ku xusan oo kala jooga dalka gudihiisa iyo dibadiisaba waxay hambalyo iyo bogaadin aan la soo koobi karin hawada u marinayaan M...
hambalyo meher maxamed iyo khadra
Aabo Ibraahim Maxamed siciid , Hooyo kinsi Mooge liibaan ,Axmed ibraahim maxamed
Tacsi; Marxuum Siciid Gooraan Xasan
Inaalilaahi wa inaa ilahayhi raajacuun. Waxaan halkan tacsi ka gaadhsiinaynaa C/risaaq Xaaji Xuseen Xasan iyo reer Gooraan Xasan oo aan ka tacsiyadaynayno geerida ku timid Alla ha u naxariis...
Tacsi ka timid reer X. Ismaaciil Maxamed Cabdi
Anagoo ah reer X. Ismaaciil Maxamed Cabdi Aabo X. Ismaaciil Maxamed Cabdi Hooyo Milgo C/aahi Rooble Nimco-Foosiya X. Ismaaciil Maxamed Axme...
Tcsi: Marxuumad Xaali
Anagoo aad uga tiiraanyaysan waxanu tacsi u diraynaa Baashe Gamuute oo aanu uga...


LINKS
Radios
BBC Somali
Radio Somaliland
Radio Horyaal
Radio Galkayo
STN
HornAfrik
Television
TVSL
TV International
STN-TV
NewsPapers
Republican
Haatuf

SL Political Parties

Kulmiye
Udub Party
Ucid Party
Islam
Aflax Net
Hilinka Toosan
Suxayfa.com
Islam World
Islam City
Websites
Somaliland LAW
Togdheer Sports
Somalilandnet
Somaliland.org
HalganNews
Hadhwanaagnews
Togdheer Online
Somalilandnews
Hiiraan.com
Daynile.com
Somaliland DW
Somalilandfuture
Hargeysa.org
Maandeeq.com
Somalilandmirror
Aftahan.com
Wakiil Business Site
Somaliland Center
Borame News
BATALAALE
Lughaya
Somaliland Forum
Somaliland Socities in Europe (SSE)
 
 
 

 

Jamhuuriya Online Edition - All rights reserved © 2002