|
Waxa igu Dhaliyay inaan Siyaasadda Dib ugu soo Noqdo Mandaqaddeenna oo Meel Xaasaasi ah Maraysa oo…
13/07/2010
-
Waraysi dhinacyo badan taabanaya oo intii aan KULMIYE la samayn Jamhuuriya la yeeshay Axmed Siilaanyo markii uu iska casilay xiirnimada xukuumad... Feb 05 2002 London (Jam)- Waraysi aad u xiiso badan oo dhinacyo badan taabanaya oo
Read more
|
Gabadha uu ku Curtay Abwaankii Weynaa ee Timacadde oo ka Xogwarantay Qaabka Dawladda Iyo Dadweynuhu ula Dhaqmaan
11/02/2010
-
Waa side nolosha qoyska uu ka baxay abwaankii halgamaaga ahaa ee Cabdillaasi Suldaan Timacadde “Maxamed Xaaji Ibraahin Cigaal dhawr goorbuu na soo...
Read more
|
Madaxweyne Rayaale oo Murashaxiinta Xisbiyadda Mucaaridka ah ku Sifeeyey Inay Yihiin Rag Maan-gaab ah oo Caqligoodu Hooseeyo
01/01/2010
-
“Waalidiinta waxaan leeyahay labana isku heli maysaan, inaad marka hore carruurtiina doonta raac tidhaahdan, marka dambena halka ka baroortaan” Md. ...
Read more
|
Xisbiga UCID oo ku Dooday inuu si Fudud Doorashada ugaga Guulaysan Doono UDUB
05/10/2009
-
“Annaga UDUB lacagtooda, dhulkay iibinayso, qabaa’ilka ay kicinayso iyo laalushka ay bixinayso wax alle wax dhib ah oo uu nagu hayaa ma jiro” Warays...
Read more
|
“Annagu wax badan ayaanu ognahay oo qudhayadu xaq waxaannu u leenahay in qofkii yidhaahda Komishanka hala beddelo aanu dacwad ku oogno”
28/09/2009
-
Guddoomiyaha Komishanka Doorashooyinka oo ku Dhawaaqay in aanay Jirin Cid Shaqada ka Eryi Kartaa “Haddii nalagu xadgudbo oo dambi nalaga galo oo...
Read more
|
"Waxaannu Jecalnahay in aanu Wax la Qabano Dalkayga iyo Dadkaygaba"
22/06/2009
-
Waraysi khaas ah oo Jamhuuriya Times London la yeeshay Maareeyaha Shirkadda Diyaaradaha Xorriyo Airways London (Jam)- Shirkad diyaaradaha ee Xo...
Read more
|
“Dawladda Maanta Joogtaa waa Fadhiid, Xisbiyada Mucaaridkuna Way Gabeen Kaalintoodii”
25/05/2009
-
Waraysi - Axmed- Jowhari London (Jam)- Mr. Axmed Maxamed Axmed (Jawhari) oo ka tirsanaan jirey xisbiga talada haya ee UDUB, dhowaanna ku biiray uru...
Read more
|
Muj. Xasan Ciise oo ka Hadlay Sababta uu uga Baaqsaday ka Qaybgalka Xusaskii SNM
07/04/2009
-
Hargeysa (Jam)- Guddoomiyaha ururka SNM, isla markaana ah Madaxweyne-ku-xigeenkii u horreeyey ee Somaliland, Muj. Xasan Ciise Jaamac, ayaa ka baaq...
Read more
|
Wasiiru-dawlihii Hore ee Hawlaha Guud oo ku Baaqay in Dalka lagu soo Rogo ku Dhaqanka Shareeadda Islaamka
04/03/2009
-
Ma jiraan khaladaad aad ogtahay oo aad Madaxweynaha ku taageertay “Anigu waxaan moodaayey in ummadda loo wado shaqaynaayo, laakiin ma...
Read more
|
“Waxyaabaha doorashada caqabadda ku noqon kara waxa ka mid ah xukuumadda oo diiday in ay bixiso $400 kun oo dollar oo ka mid ah $11 milyan oo deeqbixiyeyaashu codsadeen in dawladdu bixiso”
02/02/2009
- Waraysi Khaas ah – Maxamed Ismaaciil Maxamed (Kabaweyne)
Guddoomiyaha Komishanka Doorashooyinka oo Caddeeyey inuu Xubnaha Kale ee Guddiga u Gudbiyey Qoraal uu Xilka Isaga Casilayo “Waxa ugu darran xu...
Read more
|
Annaga Xukuumad ahaan Madaxweynaha ayaa noo Murrashax ah, Ragga Kalena iyagaa og Taageerayaashooda”
15/01/2009
- Waraysi khaas ah - Wasiirka Beeraha
Hargeysa (Jam)- Wasiirka beeraha Somaliland Md. Aadan Cilmi Dhoolayare ayaa daboolka ka qaaday in xukuumada iyo xi...
Read more
|
Wasiirka Dalxiiska oo Daboolka ka Qaaday in aannu Waxba Kala Socon Hawsha Dib-u-dhiska Tiyaatarka Hargeysa
12/01/2009
- Wareysi
“Waxaan ninka tiyaatarka dhisaya u sheegay inuu wasaaradda yimaaddo heshiisna la saxeexdo...
Read more
|
’Waraysi khaas ah: Dr. Maxamed Cabdillahi Cumar
17/12/2008
-
Hargeysa (Jam) Dr. Mohamed Abdillahi Omar oo u dhashay Somaliland, macalin sarena ka ah Jaamacadda London ee ku taal dalka Ingiriiska, ayaa waraysi dhinacyo badan taabanayaa
Read more
|
Masuuliyiinta Dawladda Hoose ee Hargeysa oo Shaaca ka Qaaday Tijaar Waaweyn oo Diiday Bixinta Cashuuraha ku Waajibay
17/12/2008
- Waraysi khaas ah - Maayar-ku-xigeenka caasimadda
“Waxa nasiib-darro ah in dawladda hoose lagu eedeeyo hawl ay iyaduba 24-ka saacadood u soo jeeday oo dhaqaale iyo taca-ba ku bixisay oo ah wax qaranim...
Read more
|
Fannaanka Caanka ah ee Maxamuud Cumar-yare iyo Dareenkiisa 20 Sanno oo uu Somaliland ka Maqnaa
17/12/2008
-
Hargeysa (Jam)- Fannaanka caanka ah ee reer Somaliland Sir Maxamuud Cumar Cabdi (Ina Cumar Yare) oo muddo ka badan 20 sannadood oo uu qurbaha ku noo...
Read more
|
Waraysi Khaas ah oo Jamhuuriya la Yeelatay Guddoomiyaha Urur Cusub oo Lagaga Dhawaaqay Washington
30/09/2008
-
Jam (London) Waxa dhawaan lagaga dhawaaqay dalka Maraykanka, gaar ah caasimaddiisa Washington urur la magac-baxay Water for life Project
Read more
|
Wasiirka Xoolaha oo Sheegay in aan Xukuumaddu u Joojin Doonin Qaylada GanacsatadaWaraysi Khaas ah - Dr. idris Ibraahim Cabdi
04/07/2008
-
“Bariisku qaaliga wuu ku iibsamayaa, laakiin wankaaga qaali kaaga iibsan maayo Carabku”
Read more
|
Waraysi Khaas ah oo la yeeshay Muuse Biixi
01/07/2008
-
Hargeysa (Jam)- Guddoomiye-ku-xigeenka koowaad ee xisbiga KULMIYE Mujaahid Muuse Biixi Cabdi, isla markaana ka mid ahaa saraakiishii sare ee ururkii S...
Read more
|
Dimuqraadiyadda Somaliland waxay wali ku kooban tahay nidaam lagu kale goosto awoodda siyaasadda ee dalka” Dr Maxamed
10/04/2008
-
London (Jam)- Dr. Maxamed Cabdillaahi Cumar oo ah macallin sare oo wax ka dhiga Jaamacadda London Unviv...
Read more
|
Waxay iila Muuuqataa Xukuumad Dadkeed Xaqiyarasa oo Damiirkoodii Meel kaga Dhacaysa’
24/03/2008
-
Hargeysa (Jam)- Xildhibaan Maxamed Nuur Carraale (Duur) oo ka tirsan mudanayaasha Golaha Wakiillada, isla markaana xubin ka ah guddi Golaha Wakiillada...
Read more
|
Faysal Cali-waraabe oo si Kulul u Weeraray Madaxweyne Rayaale iyo Ururka QARAN
02/03/2008
-
“Rayaale waxqabadkiisa waa la hayaa lixdii sanno ee uu Madaxweyne ahaa Raadka uu ka Tegayaana waa maamul-xumo, kala daadsanaan, musuqmaasuq, sharci-jebin… xitaa dhaqaalaha inta shirkadood ee kacday waa intuu qabtay xilka”
Read more
|
Si Xun Laylama Dhaqmin, Laakiin waxay ahayd xaalad iyo waqti adag”
15/02/2008
-
Hargeysa (Jam)- Madaxa Hay’adda German Agro Action Mr. Daniel Bronkal oo ay ciidammada Somaliland ka soo furteen koox dablay ah oo Salaasadii toddobaa...
Read more
|
Wareysi Khaasa oo Jamhuuriya la yeelatay qoraha Buugga Gobanimo Bilaash maaha Dr. Jama Muuse Jama
10/01/2008
-
London (Jam)- Dr Jam Muuse Jama oo ka mid ah aqoonayahanada da’da yare ee reer Somaliland, isla markaana ah qoraaga buugga caan baxay ee “ A note on ...
Read more
|
Xeerkan Komishanka Qaranka Mid ka Fiican bay Somaliland u Baahan Tahay”Garyaqaan Ibraahim Xaashi Jaamac.
06/01/2008
-
London (Jam)- Garyaqaan Ibraahim Xaashi Jaamac oo ah garyaqaan u dhashay Somaliland oo deggan dalka Ingiriiska, kana mid ah qareennada ku takhusasay...
Read more
|
Rayaale oo Daaha ka Rogay Siyaasaddiisa ku Aaddan Furashada Ururo Cusub
23/12/2007
-
“..Wax sharci ah oo samaysani ma jiro..Sharcigu haddii aannu ciqaab lahayn sharci maaha..Sharci dhab ah’se iminkaanu u samaynay [saxaafadda] oo Baarlamaankuu ku jiraa.”
Read more
|
Dr. Cabdi Aw Daahir oo Daboolka ka Qaaday Sababta uu uga Maqnaaday Xafladdii KULMIYE u Sameeyey Xubno Beeshiisa ah
05/12/2007
-
Burco (Jam)- Dr Cabdi Aw Daahir oo ka tirsan guddiga fulinta xisbiga mucaaridka ah ee KULMIYE oo aan isagu ka dhex muuqan xafladdii KULMIYE u sameey...
Read more
|
Jendayi Frazer, Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda Maraykanka u qaabilsan Afrika oo ka hadashay Somaliland iyo Arimo kale
01/10/2007
-
 Washington (Jam)- Somaliland rasmi ahaan uma aqoonsanin, laakiin waxaannu goob-joogayaal u dirnay doorashooyinkii kala duwanaa ee ka dhacay dalkooda, ...
Read more
|
Horta Anigu Eray Qaadacaad La Yidhaa Ka Hadli Maayo, Doorasho Waa Taanu Doonayno, Waata Dalku U Baahan Yahay, Waata Sharcigu Ina Farayo
26/09/2007
-
Hargeysa (Jam)- Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee KULMIYE, Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo shalay xafiiskiisa ugu warramayey wargeyska J...
Read more
|
Waraysi khaas ah oo aanu la yeelnay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada
26/09/2007
-
Hargeysa (Jam)- Guddoomiyaha Golaha Wakiillada, Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa waajib sharci ku tilmaamay in Baarlamanka [Guurti...
Read more
|
Waraysi jamhuuriya la yeelatay Muuse Biixi Cabdi
09/08/2007
-
Hargeysa (Jam)- Mujaahid Muuse Biixi Cabdi oo ka mid ah siyaasiyiinta xisbiga mucaaradka ah oo ka ...
Read more
|