GABAY LA YIDHAHDO DHAAMEEL
11/02/2006
- MOXAMED AW CALI CARTAN
DHAAMEEL Gabaygan la yidhaahdo [DHAAMEEL] waxa tiriyay abwaan Maxammed Aw Cali Cartan [Haldeeq] taariikhdu markay ahayd .06.02.2006 waxana uu abwaan... Read more
Xaflad soo dhawayn iyo Sagootin ah oo waqooyiga London loogu qabtay Abwaan Maxamad Xaashi Dhamac - Gaarriye
02/02/2006
- (SDWO) London waxa dhawaan ka dhacday waqooyiga magaalada London gaar ahaan xaafada Tottenham xaflad balaadhan oo lagu maa muus... Read more
Buug cusub: Nabadshe
24/05/2005
- Waabuugcusuboo ka hadlayaNabadaynta, waxanu ka koobanyahaylababoqoliyolabaiyotoddobaatan bog, waxaanaqorayhal-abuurkada’adayareeYaasiinJaamacNuux (Suldaan). Read more
Bustaanka Fanka
27/12/2004
-
Akhristayaal Barnaamijkeenan Bustaanka Fanka waxaanu toddobaadkan idiinku soo qaadaynaa Saddex Maanso oo laba ka mid ah loo tiriyay Arooskii Abwaan Ga... Read more
Hal Abuurkii hore iyo Abwaanka Casriga ah
29/11/2004
-
Jamhuuriya Hayaankii isbeddelka horumar doonka ahaa ee ay geediga u soo gashay Maansada Soomaalidu, gaar ahaana Gabayga oo isagu hoggaanka u hayey baddaha Maansa... Read more
Halbalyo Meher XOORE YAASIIN & RASHA MOMAMMED
Dhamaan Asxaabta hoos ku xusan oo kala jooga dalka gudihiisa iyo dibadiisaba waxay hambalyo iyo bogaadin aan la soo koobi karin hawada u marinayaan M...
Tacsi; Marxuum Siciid Gooraan Xasan
Inaalilaahi wa inaa ilahayhi raajacuun. Waxaan halkan tacsi ka gaadhsiinaynaa C/risaaq Xaaji Xuseen Xasan iyo reer Gooraan Xasan oo aan ka tacsiyadaynayno geerida ku timid Alla ha u naxariis...
Tacsi ka timid reer X. Ismaaciil Maxamed Cabdi
Anagoo ah reer X. Ismaaciil Maxamed Cabdi Aabo X. Ismaaciil Maxamed Cabdi Hooyo Milgo C/aahi Rooble Nimco-Foosiya X. Ismaaciil Maxamed Axme...
Tcsi: Marxuumad Xaali
Anagoo aad uga tiiraanyaysan waxanu tacsi u diraynaa Baashe Gamuute oo aanu uga...