|
Wasiirka Waxbarashada oo Tacliinta Sare oo Faahfaahin ka Bixisay Qorshayaal Lagu Horumarinya Waxbarashada
20/08/2010
-
Hargeysa (Jam)- Wasiirka waxbarashada iyo tacliinta sare ee Somaliland Marwo Samsam Cabdi Aadan, ayaa faahfaahin ka bixisay qorshayaasha ay doonayso i...
Read more
|
Ardayda Dugisiga Sare ee Faarax Oomaar oo Xusay Maalinta Wadaniyada Faarax Oomaar
20/04/2010
-
Hargaysa (Jam)-Ardayda dugsiga sare ee Faarax Oomaar ee magaalada Hargeysa, ayaa si weyn u xusay munaasibad cusub oo ay ugu magac dareen maalinta wada...
Read more
|
Ardaydii ugu Tirada Badnaa oo Sannadkan ka Qallin-jebiyey Dugsiyada Nuuradiin ee Hargeysa
13/04/2010
-
“Nuuradiin waxa lagu bilaabay 8 arday oo bac ku fadhiyey iyo hal macallin, maantana wuxuu marayaa 14,000 arday, 300 macallin iyo 100 qof oo shaqaale a...
Read more
|
Jaamacadda Gollis oo Laanteedii Saddexaad ka Furatay Burco
28/02/2010
-
Burco (Jam)- Jaamacadda Gollis...
Read more
|
Jaamacadda Hargeysa oo Markii ugu Horreysay Cilmi-baadhis Sameysay Soo Bandhigtay
21/01/2010
-
Hargeysa (Jam)- Ardaydii ugu horreysay Somaliland ee barta cilmiga xog-ururinta iyo tiro-koobka, ayaa xalay Jaamacadda Hargeysa ku soo bandhigay x...
Read more
|
Jaamacadda Hargeysa oo Heshiis Iskaashi la Saxeexatay Mid ka Mid ah Jaamacadaha ugu Waaweyn Norway
19/11/2009
-
Ottawa (Jama)- Guddoomiyaha Jaamacadda Hargeysa Dr. Xuseen Cabdillaahi Bulxan, ayaa Isniintii toddobaadkan qallinka ku duugay heshiis rasmi ah oo ...
Read more
|
Maamulka Jaamacadda Cusub Gabiley oo Guddoomay deeq lacageed loo soo Ururiyey
25/10/2009
-
Gabiley (Jam)- Maamulka Jaamacadda cusub ee gobolka Gabiley, ayaa deeq lacageed oo ay jaamacadda u soo direen aqoonyahan Soomaaliyeed oo ku dhaqan...
Read more
|
Ardaydii ugu Tirada Badnaa Abid oo u Fadhiistay Imtixaanaadka Shahaadiga Dugsiyada Sare iyo Dhexe
21/06/2009
-
Hargeysa (Jam)- Guddoomiyaha Guddiga Imtixaanaadka Qaranka Md. Daa’uud Axmed Faarax, ayaa ku dhaaway in ardaydii ugu tirada badnaa abid ay si rasm...
Read more
|
Somaliland oo soo Gebogebaysay Xuska Toddobaadka Caalamiga ah ee Waxbarashada
27/04/2009
-
Hargeysa (Jam)- Wasiirka Wasaaradda Tacliinta Md. Xasan Xaaji Maxamuud Warsame (Xasan Gaddhweyne), ayaa si rasmi ah shalay u soo xidhay olole...
Read more
|
Dufcaddii Labaad oo Ka Qallin-jabiyey Kulliyadda Caafimaadka Jaamacadda Cammuud
22/01/2009
-
Boorama (Jam) Waxa shalay Hudheelka Rays ee magaalada Boorama lagu qabtay munaasabad qalinjabineed oo loogu sameeyay dufcaddii labaad ee dhakhaatiir...
Read more
|
Jaamacadda ADMAS oo Xurun ka Furatay Burco
15/01/2009
-
Burco (Jam)- Jaamacadda ADMAS ee dalka Itoobiya, ayaa xarunteedii labaad ee Somaliland shalay ka furtay magaalada Burco ee xarunta Gobolka Togdheer. ...
Read more
|
40 Gabdhood oo ka Qallin-jebiyay Dugsiga VTC Burco
01/01/2009
-
Burco (Jam)- Masuuliyiinta dugsiga VTC Burco, ayaa shahadooyin guddoonsiiyay afartan gabdhood oo dhammaystay waxbarsho muddo lix bilood uga socot...
Read more
|
Xaflad loo qabtay ardayda dhamaysatay waxbarashada dugsiga sare oo ka dhacday degmada sheekh
07/10/2008
-
Sheekh (Jam)- Munaasibad lagu dhiirrigelinayo ardayda dhammaystay waxbarashadda dugsiga sare ee Maxamed Shire Gaab oo ku yaal Degmada Sheekh ee Go...
Read more
|
Somaliland oo laga hirgalinayo Jaamacad ay ku baxayso lacag ku dhaw $2 milyan
29/09/2008
-
Hargeysa (Jam)- Munaasabad loogu talogalay bilawga Jaamacad cusub oo laga hirgalinayo deegaanka Abaarso ee gobolka Hargeysa ayaa xalay lagu qabtay...
Read more
|
Wasaaradda Waxbarashada oo 13 Dugsi Sare kala Wareegtay Hay’adda AET
03/07/2008
-
Hargeysa (Jam)- Wasaaradda Tacliinta Somaliland, ayaa 13 dugsi oo loogu talogalay waxbarashada sare kala wareegtay hay’adaha samafalka caalamiga a...
Read more
|
‘In Ardayda Sool iyo Sanaag/bari u Fadhiistaan Imtixaanka Shahaadiga ah waa Guul Siyaasadeed’Mr. Abdulazez Al-Motairi
27/06/2008
-
Washington (American Chronile/Jam)- Mr. Abdulazez Al-Motairi oo ah suxufi aqoon u leh oo wax ka qora arrimaha Bariga Dhexe, siyaasadda Afrika iyo xuquuqal-insaanka, ayaa sheegay in ardayda wax ka barata dugsiyada sare iyo dhexe ee Gobolka Sool iyo Sanaag/bari oo
Read more
|
Wasiirka Waxbarashada oo Horjoogsaday Xaflad loo Samaynayey Afar Abwaan oo Caan ah
13/05/2008
-
  Hargeysa (Jam)- Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Somaliland Md. Xasan Maxamuud Warsame (Gadhweyne), ayaa ka horjoogsaday shalay ardayda dugsiga sa...
Read more
|
Kulan lagu Aasaasayey Dallad Kulmisa Waxbarashada Awdal iyo Salal
07/05/2008
-
Boorama (Jam)- Aqoon-iswaydaarsi ujeeddadiisu tahay sidii loo aasaasi lahaa urur ama shabakad isku xidha hay’adaha aan dawliga ahayn ee ka hawlgal...
Read more
|
Guddoomiyaha Waxbarashada Awdal oo Shahaado-sharaf la Guddoonsiiyay
05/03/2008
-
Boorama (Jam)- Maamulka dugsiga sare ee New Camuud ee magaalada Boorama, ayaa Isniintii guddoonsiiyay Guddoomiyaha waxbarashada Awdal Prof Daahir Ma...
Read more
|
Aqoon-isweydaarsi ku Saabsan Joojinta Karbaashka Carruurta oo la soo Gunaanaday
16/02/2008
-
Hargeysa (Jam)- Aqoon-isweydaarsi ku saabsan joojinta karbaashka carruurta dugsiyada oo uu soo qabanqaabiyey ururka xuquuqda aadamiga Somaliland ee ...
Read more
|
Jaamacad Cusub oo Laga Furay Boorama
17/12/2007
-
Boorama (Jam)- Jaamacad cusub oo lagu magacaabo EELO AMEERICAN UNIVERSITY, ayaa shalay si rasmi ah looga furay magaalada Boorama ee xarunta Gobolka ...
Read more
|
Hargeysa: Dugsiga Sheekh Cali Cismaan iyo Sagootiga Ardayda ka Qalijabisay
03/10/2007
-
Hargeysa (Jam)- Ardaydii sannadkan ka qalinjabisay dugsiga Hoose/Dhexe ee Sheekh Cali Cismaan ee magaalada Hargeysa oo ku guulaysta kaalinta koowaad...
Read more
|
Maamul Cusub oo Loo Magacaabay Jaamacada Burco
17/08/2007
-
Burco (Jam)- Xafladda xil-wareejin ah oo ay xilka kula kala wareegeyeen maamulkii hore Jaamaadda Burco iyo maamul cusub, ayaa shalay lagu qabtay xar...
Read more
|
Dufcaddii Afraad oo Qallin-jebiyey Jaamacadda Hargeysa
13/08/2007
-
Maxayse ahayd odhaahyaddii ay is waydaarsadeen madaxdii ka soo qayb gasahay
Read more
|
Somalilnad Ololaha Toddobaadka Waxbarashada
25/04/2007
-
Hargeysa (Jam)- Olole ku saabsan toddobaadka waxbarshada adduunka ayaa si rasmi ah 23kii bishan uga bilawday dalka. Ololaha wuxuu ka socdaa goobo ...
Read more
|
SWISS GROUP oo Bandhigtay Manhaj loo Dejiyey Waxbarashada Dadban
22/02/2007
-
Hargeysa (Jam)- Hay’adda SWISS GROUP ayaa xalay soo bandhigtay manhaj cusub oo loo dejiyey waxbarashada dadban ee dadka waaweyn, kaas oo ay ku waree...
Read more
|
Jaamacadda Burco iyo Hawlaha Tababarka Macallimiinta
11/02/2007
-
Burco (Jam)- Xarunta Jaamacadda Burco ayaa tababaro siisaa macalimiinta saddexda gobol ee bariga Somaliland, kuwaasoo ujeedadoodu tahay tayanta aq...
Read more
|
Wasiirka Waxbarashada oo ku Dhawaaqay Bilowga Barnaamij lagu Horumarinayo Dugsiyada Sare ee Dalka
22/01/2007
-
Hargeysa (Jam)- Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Somaliland, Md. Xasan X. Maxamuud Warsame (Xasan-gadhweyne), ayaa ku dhawaaqay bilowga wejigii af...
Read more
|
Machadka Sare ee Macallimiinta oo Deeq Waxbarasho siiyey W. Tacliinta
15/11/2006
-
Hargeysa (Jam)- Wasiirka wasaaradda waxbarashada Somaliland ayaa deeq waxbarasho oo dhan 50-arday ka gudoomay machadka sare tababarka macallimiinta ee hoos yimaada Hay’adda macaarif ee Daryeelka iyo horumarka waxbarashada.......
Read more
|
Ardayad ka tirsan Jaamacadda IHU oo ku guuleysatay abaalmarin Caalami ah
09/11/2006
-
Istaahil Cabdiraxmaan Caydiid, oo ka mid ah ardayda Jaamacadda International...
Read more
|