WARGEYSKA JAMHUURIYA - MAALINLE KA SOO BAXA HARGEISA, SOMALILAND
Home

Somaliland

Geeska Afrika

Caalamka

Ciyaaraha

Dhaqaalaha

Waxbarashada

Faallo

Opinion and Articles

Interviews

Faanka iyo Suugaanta

Ogeysiis

Hambalyo

Tacsi

The Republican

Advertisement

Contact Us

Doorashada Wakiilada

 

Magacyada iyo Xilalka 45 Masuul oo Madaxweyne Siilaanyo Magacaabay
27/08/2010 -
Hay’adaha Madaxabannaan No Name of Agency Candidate Person

1 Gudoomiyaha Baanka Dhexe (Chairman of the Central Bank) Cabdi Dirir...


Read more
Salaadiin iyo Mudanayaal Guurtida ah oo ka Biyo-diiday Oggolaanshaha Shirkadda SOMCABLE
27/08/2010 -
Hargeysa (Jam)- Qaar ka mid ah salaadiinta Somaliland iyo mudanayaal ka tirsan Golaha Guurtida, ayaa si weyn uga biyo-diiday go’aanka Madaxweyne Siilaanyo oggolaanshaha ugu siiyey shirkadda waddaniga ah ee


Read more
RAMADAAN KARIIM
11/08/2010 -
Kulu caam wa antum fil khayr! Hargeysa (Jam)- Guud ahaan muslimiinta ku nool daafaha caalamka, ayaa maanta bilaabaya gudashada waajibaadka...
Read more
Masuuliyiinta KULMIYE Waxaan u Sheegi Lahaa in Aynaan u soo Halgamin Sidii Aynu Xilal u Heli Lahayn’
26/07/2010 -
Marwo Nimco Xuseen Qawdhan oo ah siyaasiyad ka tirsan xisbiga KULMIYE Hargeysa (Jam)-Marwo Nimco Xuseen Qawdhan oo ah siyaasiyad ka tirsan xisbiga K...
Read more
Xubnaha Reer Sool ee Tartanka ka mid noqoshada Xukuunada Axmed Siilaanyo oo Hargeysa ka bilowday Iyo Cali Sandule oo u Cadcad.
15/07/2010 -
Waxaa magaalada Hargeysa ka bilowday tartan loogu jiro ka mid noqoshada golaha xukuumada ee uu axmed siilaanyo soo dhisi doono marka uu xilka la w...
Read more
Haddaad Shacabkii Tihiin Waxaad Muujiseen Inaad Kuwii) hore (UDUB) cod ku Beddesheen, Annaguna Haddaannu Waxba Idiin Qaban Wayno aad cod Nagu Beddeli Kartaan’ Muuse Biixi Cabdi
10/07/2010 -
Munaasibad lagu maamuusayey ardayda Jaamacadaha ee ka qaybqaatay hawlihii doorashada oo Hargeysa lagu qabtay + Dardaarankii Abwaan Hadraawi + hogo...
Read more
Tifaftiraha Somalieye oo xogwareysi ku saabsan Calimarshaltrust la yeeshay Marwo Yasmin Sakali
09/06/2010 -
London (Somalieye)- Tifaftiraha Somaliye Khadar Dirir ayaa dhawaan waxa uu xogwareysi maqal iyo muuqaal ah la yeeshay marwadii uu ka geeriyooday Allah...
Read more
Saddexda Murrashax ee Somaliland Maxay ka Faa’iidaysan Karaan Nolosha Madaxweynaha Uruguay Jose Mujica!
06/06/2010 -
Cabdilaahi Beershiya  waa suxufi ka tirsan wargeyska Jamhuuriya Madaxweyne kasta oo talo qabta waxay dadkiisu bartaan kartidiisa, waddanimadiisa, aqoontiisa, garaadkiisa iyo inta ay le’eg tahay...
Read more
U.S.: High Court to Decide on Impunity for Foreign War Criminals By Loris Schumann – published by INTER PRESS SERIVECES NEWS AGENCY
20/02/2010 -
NEW YORK, Feb 15, 2010 (IPS) - Bashe Abdi Yousuf, a U.S. citizen, was a young businessman in Somalia when he was detained, tortured, and kept in solit...
Read more
Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Shaaca ka Qaaday in uu Hadda Taagan Yahay Xilligii Kursigu ugu Macaanaa
11/02/2010 -
Wasiir Ducaale oo ka warwareegay inuu si cad u sheego sababaha hortaagan in Jabuuti xafiis diblomaasiyadeed ka furato Somaliland Hargeysa (Jam)...
Read more
Xukuumadda oo Tafaasiil ka Bixisay Sababaha Hay’adda ILO u Xidhay Xafiiskeedii Hargeysa
27/01/2010 -
Hargeysa (Jam)- Xukuumadda Somaliland, ayaa markii ugu horreysay tafaasiil ka bixisay sababaha hay’adda Shaqaalaha Adduunka (ILO) albaabada ugu xi...
Read more
Mudanayaal Guurtida ah oo ku Tilmaamay Wasiirrada Khaarajiga iyo Daakhiliga Wax-ma-Tarayaal Xilkoodii Gabay
04/01/2010 -
“Wasiirka Arrimaha Dibadda wax allaale iyo wax uu dalka u qabtay ma jirto… isaga way u dhammaatay. Waxaan leeyahay Madaxweynaha…” “Waxa...
Read more
Hawl-wadeenadii Mashruuca Horumarinta Oodweyne oo Daboolka Ka Qaaday Inay Mutadawacnimo Ku Shaqaynayaan
23/12/2009 -
Oodwwyne (Jam)- Hawl-wadeenadii loo qaatay inay ka hawl-galaan barnaamij ballaadhan oo loogu googol-xaadhayo mashaariic horumarineed oo wax ...
Read more
Ministers from IGAD Signed a Regional Policy Framework for Livestock Sector Development
14/12/2009 -
Djibouti, Dec 11, 2009 - Member states of the Intergovernmental Authority on Development (IGAD) have adopted a regional policy framework on animal hea...
Read more
Wasiirka Hawl guud ee Somaliland oo caawa Yimid UK
10/12/2009 -
London( Jam) - Wasiirka wasaarada Hawlaha Guud iyo Guryeynta ee Somaliland  Md. Siciid Sulub Maxamed, ayaa caawa ka soo degay garoonka caalamiga ah ee Heathrow Airport. Sidaa uu wargeyska Jamhuuriya u xaqiijiyaya ...
Read more
Komishanka Doorashooyinka oo Itoobiya la Tagay Xogo ay ka Heleen Liiska Diiwaangelinta
08/12/2009 -
Hargeysa (Jam)- Guddiga Doorashooyinka Qaranka iyo xubno ka mid ah hawlwadeenada la shaqeeya, ayaa safarkii labaad shalay ugu baxay magaalada Addi...
Read more
Wasiirka Caafimaadka oo Weji-gabax Fool Xun Kala Kulmay Agaasimaha Cusub ee uu u Magacaabay Cusbitaalka Hargeysa
17/11/2009 -
Dr. Cisaman Aw Axmed Ismaaciil oo ka cudurdaartay inuu qabto xilka loo magacaabay Hargeysa (Jam)- Dr. Cusmaan Aw Axmed Ismaaciil oo Wasiirka Ca...
Read more
Maraykanka oo u Ololaynaya Madaxbannaanida Koonfurta Suudaan iyo Faa’iidada ugu Jirta Somaliland
06/11/2009 -
  London (Jam)-Xisbiga mucaaridka ah ee KULMIYE, ayaa soo dhaweeyey siyaasadda cusub ee dawladda Maraykanku kula macamilayso Sudan oo u gogol xaadhaysa
Read more
Wasiirka Arrimaha Guddaha oo la kulmay Jaalliyada London
27/10/2009 -
Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Sheegay in La Dhamaystiray Darajooyinkii Ciidammada London (Jam)- Xaflad balaadhan oo qado sharf ah, laguna soo dhaweynayay Wasiirka Arrimaha Guddaha Somaliland Md. Cabdilaahi Ismaaciil (Cirro), ayaa maalintii Axadda ee toddobaadkan, lagu qabtay hool ku yaala xaafada Harrow


Read more
Madaxdhaqameed, odayaal iyo Ganacsato ka Tirsan 18-ka Ardaa Beesha Habaryoonis oo ku Dhawaaqay in ay ka soo horjeedaan Siyaasadda Rayaale
16/09/2009 -

Hargeysa (Jam)- 43 xubnood oo isugu jira madaxdhaqameed (salaadiin iyo cuqaal), ganacsato, aqoonyahan iyo odayaal ka kooban 18-ka ardaa ee beesha Habaryoonis, ayaa ku dhawaaqay inay si buuxda uga soo horjeedaan siyaasadda ay ku socoto xukuumadda Madaxweyne Rayaale, isla markaana ka digay weerarka xukuumadda ee Golaha Wakiillada..


Read more
Aragtida Dadweynaha Gobolka Saaxil ee ku Waajahan Marxaladda Dalku Galay
04/08/2009 -
Berbera (Jam)- Maamulka Gobolka Saaxil, ayaa ku hawlan olole balaadhan oo ay ...
Read more
Statement (Bayaan) by UDAA and other Somaliland Diaspora groups listed below
03/08/2009 -
The Decisions of the Somaliland NEC and the President are Unlawful and Damaging.......
Read more
Kaftan Xiiso Badan oo Dhexmaray Axmed-Siilaanyo iyo Guddoomiyaha Siyaasadda ee UDUB
08/07/2009 -
“Waar Cumar..Caydayadii ma ku dheregteen?” Axmed Siilaanyo “Annagu ma cayno odayaasha, laakiin way jirtaa inaynu xisbiyo isu hayno...
Read more
TODDOBAADKA IYO XIISAHA ADDUUNKA
04/07/2009 -
Dr. Fatxi Yakan: Aqoonyahan ka Dhintay Ummadda Islaamka Qofka bani’aadamka ahi gaar ahaan dadka aqoonta leh intuu doono ha noolaadee waxa ka ha...
Read more
XULASHADA IYO XIISAHA MAANTA
27/06/2009 -
Maxaa Sababa Cirrada amma Mise laga Hortegi Karaa? Daraasad cusub oo uu baahiyey telefishanka CNN-tu ayaa shaaca ka qaaday in cirradu ka dhalat...
Read more
Xildhibaan ka Tirsan Baarlamaanka Puntland oo Madax Reer Somaliland ahi Qarinayaan
15/06/2009 -
 Qaddiyadda Xildhibaanka oo maanta lagu gorfaynayo madaxtooyada Laascaanood (Jam)- Masuuliyiin sare oo ka tirsan madaxda reer Somaliland ee...
Read more
Weriyayaal ka Hawlgala Warbaahinta Muqdisho Ammaan-darro Shaqooyinkoodii Isaga Tagey
10/06/2009 -
Muqdisho (Jam – W/Wararka)- Kulan shalay isugu yimaaddeen 15 Wariye oo ka hawlgala magaalada Muqdisho, ayaa waxay go’aan ku gaadheen inay xirfadoo...
Read more
Marxuum Cabdilaahi Oomaar Ducaale oo si Heer Qaran ah loogu Aasay Hargeysa iyo Taariikh-nololeedkiisii
09/06/2009 -
 Hargeysa (Jam)- Allaha u naxariistee waxa shalay xaabbaha Boqol Jire si heer qaran ah loogu aasay ee magaalada Hargeysa Marxuun Cabdillaahi Oomaar...
Read more
WARSAXAAFADEED: Xad-gudubyada Loo Geysto Suxufiyiinta Somaliland
01/06/2009 -
Astaamaha, dal in ay dimoqraadiyadi ka jirto ugu waaweyn waxaa ka kow ah, madaxbannaanida saxaafada iyo ilaalinta, dhowridda madaxbanaanidaa. Intii ay Somaliland ay dib u dhalatay xad gudubyo badan ayaa lagula kacay saxaafada, xadhig iyo xayiraado kaleba.


Read more
KULAN XIISO LAHAA:Gudiddii Dhaqaalaha Golaha Wakiilada iyo Ardayda Somaliland Ee Wax Ka Barata Uganda
15/05/2009 -
Kulan weyn oo ah kii noociisa ugu horeeyey ayaa dhexmaray Xubnaha Gudidda Dhaqaalaha Golaha Wakiilada Somaliland oo hadda yugaadha ku sugan iyo ardayd...
Read more


 

Advertisement
Ra'yi / Opinions
Tacsi : Marxuum C/llaahi Xuseen Dhagoole
08/09/2010 -
Halka Caruurta Somaliland Ka Farxayaan Maalinta Ciida Annagu Ma Haysanno wax Aannu Ku Faraxno’
08/09/2010 -
Illaahay aynu ka baqano, xaqana aynu isku sheegno
08/09/2010 -
Ku: MADAXWAYNAHA SOMALILAND (Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilanyo)
08/09/2010 -
Book Launch – Adduun iyo Taladii – A Collection of Essays about Citizenship by Rashid Sheikh Abdillahi
08/09/2010 -
WAR-SAXAAFADEED
08/09/2010 - Ibrahim Ducaale Saleebaan (Tallaabo)
Two roads, similar history – Awdal Road and Fairfax Country Road
08/09/2010 -
FAHAMKA ZAKATUL FIDRIGA.
08/09/2010 -
Culaysyada Qabiilaysan ee ku Gedaaman Madaxwayne Siilaanyo
08/09/2010 - Qalinkii Eng. Maxamed Xuseen
GAR-SUGOW MA TIHID GARSOORE!
08/09/2010 - Maxamad Cabdi Daauud/
Taariikh Nolaleedkii Taliyihii Hore Ciidaanka Booliska Somaliland Ala hawnaxariistee ( Maxamed Cige)
08/09/2010 -
Ururka Dhakhaatiirta Xoolaha ee Bannaan (ULPA) oo Madaxweynaha ku Hambalyeeyey Maxjarka Cusub
08/09/2010 -
HAMBALYO MEHER
Aabbo Boos Mire Maxamed iyo Hooyo Foosiyia Cali Ducaale iyo Carruurtooda, Adeero Yaasiin Mire Maxamed iyo Hooyo Shamis Cali Xasan iyo carruutooda,...
Halbalyo Meher XOORE YAASIIN & RASHA MOMAMMED
Dhamaan Asxaabta hoos ku xusan oo kala jooga dalka gudihiisa iyo dibadiisaba waxay hambalyo iyo bogaadin aan la soo koobi karin hawada u marinayaan M...
hambalyo meher maxamed iyo khadra
Aabo Ibraahim Maxamed siciid , Hooyo kinsi Mooge liibaan ,Axmed ibraahim maxamed
Tacsi; Marxuum Siciid Gooraan Xasan
Inaalilaahi wa inaa ilahayhi raajacuun. Waxaan halkan tacsi ka gaadhsiinaynaa C/risaaq Xaaji Xuseen Xasan iyo reer Gooraan Xasan oo aan ka tacsiyadaynayno geerida ku timid Alla ha u naxariis...
Tacsi ka timid reer X. Ismaaciil Maxamed Cabdi
Anagoo ah reer X. Ismaaciil Maxamed Cabdi Aabo X. Ismaaciil Maxamed Cabdi Hooyo Milgo C/aahi Rooble Nimco-Foosiya X. Ismaaciil Maxamed Axme...
Tcsi: Marxuumad Xaali
Anagoo aad uga tiiraanyaysan waxanu tacsi u diraynaa Baashe Gamuute oo aanu uga...


LINKS
Radios
BBC Somali
Radio Somaliland
Radio Horyaal
Radio Galkayo
STN
HornAfrik
Television
TVSL
TV International
STN-TV
NewsPapers
Republican
Haatuf

SL Political Parties

Kulmiye
Udub Party
Ucid Party
Islam
Aflax Net
Hilinka Toosan
Suxayfa.com
Islam World
Islam City
Websites
Somaliland LAW
Togdheer Sports
Somalilandnet
Somaliland.org
HalganNews
Hadhwanaagnews
Togdheer Online
Somalilandnews
Hiiraan.com
Daynile.com
Somaliland DW
Somalilandfuture
Hargeysa.org
Maandeeq.com
Somalilandmirror
Aftahan.com
Wakiil Business Site
Somaliland Center
Borame News
BATALAALE
Lughaya
Somaliland Forum
Somaliland Socities in Europe (SSE)
 
 
 

 

Jamhuuriya Online Edition - All rights reserved © 2002