Dhanxiir:Anigu waxaan ka baqayaa dawadoodana mooyaane in dawladeenaasi Shankaroon fayras inooga soo xambaarto London.
Maansha Allaah; Alleylehe maanta ayey caddaatay inuu Ingiriis ina caashaqsan yahay oo ilaa qiyaamaha aynaan kala maarmayn, mar hadii wuxuu socdaba ka soo dhalaalay in sida dalalka kale ee caadiga ah Somaliland uga qaybgasho shirka London loo tahriibi...
Last Modified: Fri 03rd Feb,2012
Dawladda Somaliland oo Go’aan ka Gaadhay ka Qaybgalka Shirka London
- Maxaa ka soo baxay wadahadalladii u socday Somaliland iyo Ingiriiska? - Doorka Somaliland ku leedahay ka qaybgalka shirka London - Soomaaliya oo shaki xooggan ka qabta qorshaha Britian ee la xidhiidha Somaliland - Nuxurka...
Last Modified: Fri 03rd Feb,2012
Wararkii Jamhuuriya ee Jimcaha
Ingiriiska oo Xisbiyada Mucaaradka Somaliland ka Dalbay Inay Taageeraan Shirka London Guddoomiyaha UCID iyo Cali Warancadde oo ka Hadlay Wixii ay is Yidhaahdeen wefti uu hoggaaminayo Safiir-ku-xigeenka Ingiriiska ee Addis Ababa Hargeysa (Jam...
Last Modified: Fri 03rd Feb,2012
Dhanxiir;Maansha Allaah; Alleylehe, hadda ayey Somaliland meeqaamkeedu samada marayaa
Maansha Allaah; Alleylehe, hadda ayey Somaliland meeqaamkeedu samada marayaa, mar haddii dawladdii Dhaanish ee reer Yurub ay ciiddeenna xafiis ka furanayso, kaalmadiina kordhisay markaa arrintu miyaanay ahayn ‘Nimco-nimco ku dhuuq?’ Qolooyinka Afrika...
Last Modified: Thu 02nd Feb,2012
Ciidammada Jabuuti oo la Sheegay inay Badeecado Kala Duwan ka Qaatay Gudaha Somaliland
Lawyacaddo (Jam)- Ciidammada dalka Jabuuti ayaa la sheegay inay gudaha Jamhuuriyadda Somaliland ka qaateen badeecado kala duwan oo ay leeyihiin muwaaddiniin reer Somaliland. Siday Jamhuuriya u xaqiijiyeen xalay ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay, ...
Last Modified: Wed 01st Feb,2012
Dawladda Denmark oo ku Dhawaaqday Markii ugu Horreysay inay Xafiis Farsamo ka Furanayso Somaliland
 Hargeysa (Jam)- Dawladda Denmark, ayaa ku dhawaaqday markii ugu horreysay shalay inay xafiis farsamo ka furan doonto dhowaan caasimadda Somaliland ee Hargeysa. Sidaa waxa shaaca ka qaaday Wasiirka Iskaashiga iyo Horumarinta Caalamiga ah ee Denma...
Last Modified: Wed 01st Feb,2012
Wararkii Jamhuuriya 01/02 /12 Arbaca
Maamulka Togdheer oo Kormeer ku Maray Degmooyinka Gobolkaas Burco (Jam)- Badhasaabka Gobolka Togdheer Mr. Cabdoo Axmed Aayir oo uu wehelinayo kuxigeenkiisa Ubax Maxamed Yuusuf, ayaa kormeer ballaadhan ku soo maray shalay degmooyinka hoos yimaad go...
Last Modified: Wed 01st Feb,2012
Urur-siyaasdeedka HORYAAL oo si Ballaadhan Loogu soo Dhaweeyay Degaannada Oodweyne iyo Hara-sheekh
Burco (Jam)- Masuuliyiinta urur-siyaasadeedka HORYAAL, ayaa si weyn loogu dhoweeyey shalay degaannada degmooyinka Oodweyne iyo Hara-sheekh oo ka tirsan Gobolka Daad-madheedh. Gaadiid iyo dadweyne badan ayaa kaga hortagay duleedka magaalada Oodwe...
Last Modified: Wed 01st Feb,2012
Somaliland oo Ashkato Culus u Gudbisay Dawladda Dhexe ee Federaalka Itoobiya
Weftiga Wasiirrada Somaliland ee Addis Ababa ku sugan oo dalbaday in ciidammada Federaalka Itoobiya la keeno xadka labada dal u dhexeeya iyo nuxurka qodobo lagaga hadlay kulan ka dhacay xafiiska Melez Zenawi Addis Ababa (Jam)- Xukuumadda Somalilan...
Last Modified: Tue 31st Jan,2012
 
Radio Jamhuuriya
Listen to Jamhuuriya Radio

Republican

 

Quick Vote