WARGEYSKA JAMHUURIYA - MAALINLE KA SOO BAXA HARGEISA, SOMALILAND
Home

Somaliland

Geeska Afrika

Caalamka

Ciyaaraha

Dhaqaalaha

Waxbarashada

Faallo

Opinion and Articles

Interviews

Faanka iyo Suugaanta

Ogeysiis

Hambalyo

Tacsi

The Republican

Advertisement

Contact Us

Doorashada Wakiilada

 

Beesha Bariga Sanaag oo Hambalyeysay Xukuukada Cusub ee Axmed Siilaanyo

Anagoo ka duulayna doorashadii ka dhacday dalka Somaliland 26/06/2010, taas oo xisbiga KULMIYE oo uu hoggaaminaayo Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) ku guulaystay doorashadda.

Dhammaan madax-dhaqameedyada, ganacsatada, culima Aw diinta, aqoonyahanada iyo waxgaradka Beesha Barriga Sanaag, waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan Madaxweynaha dawlada Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) iyo ku-xigeenkiisa Md. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici), iyaga oo ku bogaadinaya guushii tartankii saddexda xisbi qaran ee dalka ka dhacay 26/06/2010.

Waxay kale oo ay Beeshu si mugle u soo dhawayneysaa ku dhawaaqidda dhismaha xukuumadda oo uu ku dhawaaqay madaxweynaha Md. Axmed Silaanyo.

Liiska odayada soo hambalyadda waxay kala yihiin;

Caaqil Jaamac Carab

Xasan Maxamed Saalax (Xasan Somali)

Cabdixakiin Axmed Maxamuud (Wahaabi)

Cabdiraxmaan Siciid Xuubey

Kayse Cabdi Nuur Xaashi

Cabdiraxmaan Cisman Cabdalle

Cabdirashiid Ibraahim Maxamed

Maxamed Cabdiraxmaan Maxamed (Ar-nam)

Dalmar Xaaji Saalax

Cali Maxamed Cali Ayaanle

Cabdi Maxamed Cisman

Axmed Maxamed Aadan

Cabdillaahi Faaras Yare

Cabdi Dhuxul Cabdi

Cabdi Yuusuf Maxamed



Jamhuuriya Online

Printable version     Email this to a friend




 

Ra'yi / Opinions
Tacsi : Marxuum C/llaahi Xuseen Dhagoole
08/09/2010 -
Halka Caruurta Somaliland Ka Farxayaan Maalinta Ciida Annagu Ma Haysanno wax Aannu Ku Faraxno’
08/09/2010 -
Illaahay aynu ka baqano, xaqana aynu isku sheegno
08/09/2010 -
Ku: MADAXWAYNAHA SOMALILAND (Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilanyo)
08/09/2010 -
Book Launch – Adduun iyo Taladii – A Collection of Essays about Citizenship by Rashid Sheikh Abdillahi
08/09/2010 -
WAR-SAXAAFADEED
08/09/2010 - Ibrahim Ducaale Saleebaan (Tallaabo)
Two roads, similar history – Awdal Road and Fairfax Country Road
08/09/2010 -
FAHAMKA ZAKATUL FIDRIGA.
08/09/2010 -
Culaysyada Qabiilaysan ee ku Gedaaman Madaxwayne Siilaanyo
08/09/2010 - Qalinkii Eng. Maxamed Xuseen
GAR-SUGOW MA TIHID GARSOORE!
08/09/2010 - Maxamad Cabdi Daauud/
Taariikh Nolaleedkii Taliyihii Hore Ciidaanka Booliska Somaliland Ala hawnaxariistee ( Maxamed Cige)
08/09/2010 -
Ururka Dhakhaatiirta Xoolaha ee Bannaan (ULPA) oo Madaxweynaha ku Hambalyeeyey Maxjarka Cusub
08/09/2010 -
 
 
 

 

Jamhuuriya Online Edition - All rights reserved © 2002