|
|
Ciidanka Itoobiya oo Hawlgalo Cabsi Abuuray ka Fuliyey Gudaha Magaalada Wajaale
03/09/2010 -
Waxay Itoobiyaanku toddobaadkan Wajaale ka kaxaysteen saddex nin iyo jawaabta ay ka bixiyeen taliyeyaasha booliska iyo sirdoonka Wajaale
Waja... Read more
|
‘Madaxweyne Dan ha ka Gelin Aflagaadooyinka Caanaasirta ku mamtay Hantida iyo Xilalka Qaranka ay ku Laabatan Jirsadeen’
03/09/2010 -
Bayaan taageero ah oo ay soo saareen qaar ka mid ah cuqaasha, xildhibaannada, mujaahidiinta iyo aqoonyahanka Galbeedka Burco
Hargeysa (Jam)- Q... Read more
|
Mac-hadka Faafinta Islaamka oo 150 Dhallinyaro ah u Qabtay Kulan Lagaga Wacyigeliyey Xagjirnimada
03/09/2010 -
Hargeysa (Jam)- Mac-hadka Faafinta Islaamka oo ka shaqeeya dalka Somaliland, ayaa 150 dhalliyaro reer Hargeysa ah u qabtay kulan ballaadhan oo lagaga ... Read more
|
Xildhibaan Dhugad oo Digniin u Jeediyey Dadka Saluugsan Hoggaaminta Siilaanyo
03/09/2010 -
“Kuwa aan wali iimaansan amma ay u muuqdaan danahooda gaarka ah, waxaan leeyahay iimaansada..” Xildhibaan Cabdillaahi Xirsi Dhugad oo mid ah mudana... Read more
|
Jaamacadda Timacadde ee Gabiley oo Dugsi Sare Laga Dhigay iyo Dareenada ku Xeeran
03/09/2010 -
Jawaabaha ay Ka Bixiyeen Guddoonka Waxbarashada Gobolka, Maayarka Gabilay iyo Guddoomiyaha Jaamacadda
Gabiley (Jam)- Maamulaha dugsiga sare Qalax e... Read more
|
Dhanxiir iyo dib u eegida heshiisyada caalamiga ah
02/09/2010 -
Maansha Allaah; Alleylehe, xukuumaddii Siilaanyo lexejeclo ayey la soo baxday, kol hadday durba shaacisay inay mugdiga ka saari doonto heshiisyadii da... Read more
|
Xukuumadda Somaliland oo Caddaysay Inay Dib-u-eegis ku samaynayso Heshiiska Lagu Hirgelinayo Jidka Isku Xidha Berbera iyo Itoobiya
02/09/2010 -
Wasaaradda Kalluumaysiga oo guddi u saartay heshiisyada kalluumaysi ee xukuumaddii Rayaale gashay Hargeysa (Jam)-Xukuumadda Somaliland, ayaa caddaysay inay dib-u-eegis ku samayn doonto Read more
|
Wasiirka Diinta oo Iska Fogeeyey inuu ka Aamusay Nin Masaajid Hargeysa ku Yaal ka Taageeray Al-shabaab
02/09/2010 -
Hargeysa (Jam)- Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland Sheekh Khaliil Cabdillaahi Axmed, ayaa iska fogeeyey, kuna tilmaamay been abuur-war uu daabaca... Read more
|
Kooxda aqoonyahanada Somaliland oo ku Baaqay Muddo Kordhin loo sameeyo Baarlamaanka
02/09/2010 -
Hargeysa (Jam)- Kooxda Aqoonyahanka Madaxbannaan ee Somaliland (ICG), ayaa markii ugu horreysay shaaca ka qaaday in isbeddelka maamul ee xukuumadda Ma... Read more
|
Raxan ka Mid ah Shaqaalihii Ku-meelgaadhka ahaa ee Kastamada Kala-baydh iyo Wajaale oo Mar Qudha la Dareeriyey
02/09/2010 -
Gabiley (Jam)- 12 ka mid ah shaqaalihii ku-meelgaadhka ahaa ee ka hawlgeli jiray kastamada Kala-baydh iyo Tog-wajaale, ayaa mar qudha shaqadii laga da... Read more
|
Urur-siyaasadeedka UDHIS oo Talooyin Culus u Jeediyey Xukuumadda Siilaanyo
02/09/2010 -
Hargeysa (Jam)- Urur-siyaasadeedka UDHIS, ayaa ku baaqay in doodaha arrimaha xaasaasiga ah ee qaranka aan lagu koobin oo qudha saddexda xisbi ee jira,... Read more
|
Xukuumadda Ballanqaaday inay Miisaaniyadda ku Dari Doonto Dhaqaale Lagu Horumariyo Jidadka Somaliland
02/09/2010 -
Maareeyaha Cusub ee Hay’adda Waddooyinka oo Xilka la Wareegay Hargeysa (Jam)- Maareeyaha cusub ee Hay’adda Waddooyinka Somaliland Mr. Cabdiwaaxid Ca... Read more
|
Qurba-joogga Beesha Magaadle oo Ka hadlay Mowqifkooda Xukuumada Siilaanyo
02/09/2010 -
Hargeysa (Jam)- Qurba-joogga beesha Magaadle ee Gobolka Sanaag, ayaa sheegay inay is weydiinayaan sababta hal qofna ha ahaatee aan loogu soo darin mas... Read more
|
Dhanxiir iyo Xadhiga UDUB
01/09/2010 -
Maansha Allaah; Alleylehe hadda ayuun baa maatida danyarta ahi dawladoodii heshay shilinka yar ee soo galaa masruufkooda ugu filaan doonaa, kol hadii ... Read more
|
Wasiirka Maaliyadda oo Walaac ka Muujiyey Heshiisyada Xukuumadihii Hore la Galeen Shirkadaha TOTAL iyo Al-jabiri
01/09/2010 -
Hargeysa (Jam)- Wasiirka Maaliyadda Somaliland Eng. Maxamed Xaashi Cilmi, ayaa walaac ka muujiyey heshiisyada kootada ah ee lagula jiro shirkadaha TOT... Read more
|
‘Way Caddahay in Dawlado Nagu Dhex Jiraan oo Doorashadayadii ka Qeybgaleen Waananu Sheegi Doonaa’
01/09/2010 -
Eng. Faysal Cali-waraabe Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo iyo Guddoomiyaha UCID oo siyaabo kala duwan uga hadlay Kaybalka isgaadhsiinta badda ... Read more
|
Wasiirka Arrimaha dibadda ee Somaliland oo la kulmay Guddoomiyaha Guddida Saaxiibada Somaliland ee Baarlamaanka Britain
01/09/2010 -
Alun Machael oo Baaq u Jeediyey Xukuumadda Ingiriiska Cardiff (Jam)- Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Somaliland Dr. Maxamed... Read more
|
Xil-wareejintii Wakaalada Biyaha, Baantii Maareeyihii Hore, Duur-xulkii loo Jeediyey Maareeyaha Cusub iyo Jawaabtii uu ka Bixiyey
01/09/2010 -
Hargeysa (Jam)- Masuuliyiinta cusub ee loo magacaabay Maareeyaha iyo Maareeye-ku-xigeenka Wakaaladda Biyaha Hargeysa, ayaa si rasmi ah xilkii ugula wa... Read more
|